Sagaal siyaasi oo dalka si weyn looga yaqaano ayaa si buuxda u shaaciyay maanta iney xilka madaxweynaha Soomaaliya u dhisayaan Cabdi Faarax Shiirdoon (Saacid), doorashada soo socota ee 2026.
Xubnahan ayaa sidoo kale kasoo tanaasulay xisbiyadii iyo ururadii ay lahaayeen, waxayna dhammaantood isugu tageen xisbi cusub oo la yiraahdo Heybad Qaran.
Liiska xubnaha isku raacay iney Saacid dhisan.
1-Cabdikariin Xuseen Guuleed
2-Fahad Yasin Xaaji Daahir
3-Maxamed Abuukar Isloow Ducaale
4-Thabit Cabdi Maxamed
5-Guuleed Saalax Bare
6-Cabdi Aadan Hoosow
7-Cabdirizak Khilaaf Axmed
8-Faarax Cali Shire
9-Ducaale Aadan Maxamed
