Wararka ka imanayaan Xarunta dhexe ee Jen Saadiq Joon ayaa sheegay in 90 Askari oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaliyeed in ay u soo goosteen dhanka Taliyaha JOON kuwaa oo wato Hubkooda kala gadisan

Ciidankaan ayaa la dejiyey Xera ciidan kuwaa oo wacad kumaray in ay difaaci Doonaan Dimoqoraadiyada

Soogoosashada Ciidankan Asluubta ayaa ku soo aadeysa xil Dowladii hore ee Farmaajo Aduunka ka hor yimadeen

Inta badan Ciidanka Qaranka ayaa ka biya diidan in dalka xoog lagu xukumo, dowlada Waqtiga ka dhacayna heysan taageero shacab iyo mid Caalami taana ay keentay in Ciidanku noqdo Tusbax go ay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here