Kulan looga hadlayay xiisada Wabiga Niil oo kusoo gabagaboobay Mareykanka

War saxaafadeed kasoobaxay Wasaarada Maaliyada ee dalka Mereykanka ayaa lagu sheegay in shalay oo Arboco aheyed magaalada Waashitoon DC ee dalka Mareykanka uu kusooxirmay kulan kusaabsan xiisada Wabiga Niil.

Kulankan oo ay ka qeyebgaleen WasiiradaMaaliyada dalalka Masar ,Ethoopia,  iyo Sudaan Oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaarada Maaliyada Mrareykanka iyo madaxa bangiga aduunka ayaa waxaa gabihaantiisaba diirada lagu saaray arimaha wabiga niil

Majiro wax intaasi kabadan oo Wasaaradu kusheegtay warsi saxaafadeedka kasoobaxay Xafiiskeeda oo ku aadan waxyaabihii kasoobaxay shirkaasi.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064