Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dadweyne kala duwan.

Advertisement

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada ay ka qeyb geli doorman marka laga reebo Madaxweynaha Puntland munaasabad loogu dabaal dagayo salad guurada koowaad ee kasoo wareegatay markii la Magacaabay Golaha Wasiirada Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre

Previous articleEG-DEG: Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS ayaa guddiga Olympikada ku amartay in Shaqada uu ka Joojiyo
Next articleDuulimaadka United Airlines ee Chicago kuna socda London oo ku dhawaaqay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here