Muqdisho, Oktoobar 31, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku xigeenadiisa ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Baarlamaanka Soomaaliya ku matala Midowga Baarlamaanada Aduunka (IPU).
Guddoonka ayaa guddiga ka dhageystay warbixin ku saabsan shirka meertada 147-aad ee Midowga Baarlamaanada Aduunka oo ay xubnaha uga qeyb galeen magaalada Luanda ee caasimada dalka Angola, kaas oo looga hadlaayay midnimada, maamul wanaagga, maalgelinta, horumarinta, isbedelka cimilada iyo dimoqraadiyadda. Sidoo kale waxay Guddoonka lawadaageen doorashadii madaxweynaha Midowga Baarlamaanada Aduunka.
DHAMMAAD
May be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and newsroomMay be an image of 3 people and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, newsroom and textMay be an image of 2 people and dais
Previous articleThe Ultimate iPhone Is Here: iPhone 15 Pro Review, Features, and More
Next articleQM oo shaacisay waxyeeladii ka dhashay roobabkii waa weynaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here