HomeWarkiiAadan Madoobe oo balab qaad sameeyay hadii loo doorto Madaxweynaha Koofurgalbeed

Aadan Madoobe oo balab qaad sameeyay hadii loo doorto Madaxweynaha Koofurgalbeed

May be an image of aircraft and textBAYDHABA (DAYNIILE,COM)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ka war bixiyay safar uu maanta ku tagay Magaalada Baydhaba xili uu yahay musharaxa Madaxweynaha maamulka Koofurgalbeed.
Gudoomiye Aadan Madoobe oo u sharaxan Xilka Madaxweynaha Koofurgalbneed ayaa si weyn loo hadal hayaa inay u badan tahay inuu ku guuleysto xilka madaama ay wadato Dowlada islamarkaana uu yahay shaqsiga xisbiga JSP ugu tartami doona doorashada Baydhaba ka dhici doonta.
Aadan Madoobe mar uu ka hadlayay waxa uu qaban doono hadii loo doorto Madaxweynaha Maamulka Koofurgalbeed ayuu sheegay in ku tala-galkiisu yahay in Koofurgalbeed noqoto meel barwaaqo ah oo waiba soomaalida kale ay ku dayato.
“Mudada aan halkan joogo waxaan kulamo kala duwan la qaadan doonaa maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Baydhabo, si aan uga xog wareysto xaaladaha guud ahaan ee deegaanada Koonfur Galbeed, sidoo kalena aan ula wadaago dadaalada ay dowladda u ugu jirto in deegaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay ka dhacdo doorasho ay ku wada qanacsanyihiim dadka reer Koonfur Galbeed” ayuu yiri Musharax Adan Madoobe.May be an image of one or more people and textMay be an image of daisMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of dais and textMay be an image of ‎one or more people, dais and ‎text that says "‎SOr INDUSTI US AWARDE 2025 × ×™ ST IRL‎"‎‎May be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people, crowd and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -