Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga.

Guddiga waxaa kasoo dhex muuqday Xildhibaan Saadaq John & Xildhibaan Yaasiin Fareey oo ka mid ah Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here