Laba Arimood oo khayre ku taliyay oo madaxtooyada diiday, balse fashil kadib gadaal ka ogolaatay

0

1- Laba Sanno kahor waxa uu ku taliyay in Jubbaland lala galo heshiis & wada shaqayn si loo helo Xasilooni siyaasadeed,

Waa laga diiday heshiiskii uu Khayre la galay Madaxwaynaha jubbaland, laakiin Laba Sanno kadib madaxtooyada waxay ogolaatay in ay qaadato wixii uu khayre ku taliyay laba sanno kahor, kadib fashil iyo Jahawareer siyaasadeed oo ay wajahday Madaxtooyada,

2- Laba bil kahor khayre waxa uu ku taliyay in laqabto doorasho loo dhan yahay, Taasoo ku dhacaysa waqtigeeda & in laga fogaado wax walba oo keeni kara qalalaase siyaasadeed, taasoo keentay in colaad loogu qaado layskuna gaashado dagaal isaga ka dhan ah,

Laba bilood oo xukuumad la’aan & Daganansho Xumo ah, Madaxtooyadu waxay ku qasbanaatay in ay dib u qaadato Taladii khayre ee ahayd doorasho loo dhan yahay oo Waqtigeeda lagu Qabto,

Siyaasigu waa kan saa-daalin kara talaabo walba waxa ka dhalan kara inta uusan qaadin, siyaasigu ma ahan kan mar walba marka uu ku gubto talaabooyinkiisa gadaal ka shalaaya.

#Xigasho
Abdullahi warsame Roble

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here