Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka Ee Ku Sugan Dhuusamareb Ayaan Kasoo Xiganay In La Qorshaynayo Saacado Kadib in Weerar Lagu Qaado Dagmada Guriceel Oo Gacanta Ugu Jirta Ciidanka Ahlusunna.

Ugaaska Beesha Cayr Ayaa Muuqaal Laga Soo Duubay Ku Fasaxay Dagaal Lagu Qaado Guriceel Kana Laabtay Baaqii Ahaa Wada Hadalka.

Qoor Qoor Ayaa Ka Baqayay Dhaqanka Beesha Cayr Waana Talaabada Keentay In uu Dib U Dhigo Dagaalka Guriceel Balse Ugu Danbayn Waxa Uu Ku Qanciyay Damaciisa Weerarka Ah.

Dadkii Ugu Badnaa Ayaa Xalay Isaga Baxay Guriceel Kadib Markii Ay Xoogaysatay Wararka Sheegaya In Weerar Lagu Yahay Guriceel.
Hon Abdullahi Nor Osman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here