Allaha u naxariistee Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed.

Abwaanka ayaa ku caan baxay barnaamihyada nabadeynta, islamarkaana waxaa uu qeyb ka qaatay dib u heshiisiinta beelaha soomaaliyeed, isagoona ka mid ahaa shaqaalaha wasaarada Wasrfaafinta Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in Maanta lagu wado in abwaan Carabow lagu aaso magaalada Muqdisho.

Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed oo ah guddoomiyaha golaha abwaanada Soomaaliyeed oo la hadlay saxaafada ayaa u xaqiijiyay geerida marxuum Abwaan Carabow.

Sidoo kale Abwaan Carabow ayaa lagu xasuustaa curinta heesaha wadaniga, gabayada iyo kuwa kale oo badan

Office Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here