Abdulaziz H mohamud ( giftin) oo ka tirsanaa Ciyaartooydii Hore oo loo badinayo Sanatoorka 2021 ee Aqalka Sare ee Soomaliya

0

Abdulaziz H mohamud ( giftin) oo Ganacsade weyn Ganacsina ku leh Dalka Mareykanka ayaa noqday Siyaasi si uu u bad baadiyo Xaaladaha Murugsan ee ka Jira Soomaaliya

Horay waxuu ahaa Ciyaartooy Hore oo ka soo Ciyaaray Dalka Soomaliya waxana uu noqon Doonaa Sanatoor 2021 sida ay noo sheegeen dad ka ag dhow

Halkaan ka dhageysa war bixintiiisa

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here