Sidaan la socono Madaxweyn Farmaajo hal Sano iyo Lix Bil Gudahood waxii isbadal ku sameeyet Maamulka Gobolka Banaadir taa oo sida muuqata ka dhigtay Hoow gab madaama masuulkii shaqada la qabsan lahaa xilka laga sii tuurayo

Hadaba maxay tahay u Jeeda Farmaajo ka lee yahay taa oo intabadan la yaaban yihiin dadka u duun daloola Siyaasada

1 waxoow ka laleeyahay Arima siyaasadeed oo ah in Gobolka Banaadir hana qaadin uu meeshiisa sii Jooga si aysan ugu fikirin shaqsi loo dhibaayo in uu Bulshada wax u Qabto taana badalkeeda ka door bido wax dhac meesha waaba laga qaadi waana tan keentay Gobolka Banaadir ka hooseya sidoow ahaan jiray 4 sano ka hor

Hadaba maxa soo dadajiyey xil ka qaadida Gudoomiyaha ku xigeennada Maaliyada iyo Amniga

Caano Baro waa shaqsi leh aqoon karti leh laakiin xilka Ku Xigeenka loo magacaabay waa mid lagu toogan rabo Dr Maxamed Nuur Gacal oo ah Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug kaa oo laga u Rinayo Musharax Xasan Cali Kheyre

Sababta xilka looga qaadayo ayaa ah madaama Baarlamaanka Galmudug awood u lee yahay soo doorashada Xubnaha Aqalka sare taa oo u arko Farmaajo iyo Kooxdiisa mid uusan ka heleynin kuwa taageersan inta uu jooga Dr Gacal

Dagaalka Farmaajo waxuu ku socdaa Dr Maxamed Nuur Gacal ma noqon doonaa mid guuleysan doono

Hadaba Siyaasada labada Afleh ee Farmaajo ma ka bad baadi doonaa Dr Gacal oo ah Aqoonyahay karti u leh Howshiisa Shaqo

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here