Abwaan maki xaaji banaadir ahna fanaan ku heesa heesaha ayaa ka hadlay xaalada Majaajiliiste Ajakis oo saacadihii la soo dhaafay la sheegay in uu dhintay.

 

Maki ayaa sheegay in uu fiican yahay ajakis loona soo duceeyo, waxa uuna shegay in hada xaaladiisa ay soo hagaagayso.

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here