Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya waxaa saacado hawada ka maqnaa adeeggii Internetka, xilli magaalada Muqdisho ay kusoo qul-qulayaan wufuud caalami ah oo la filayo iney ka qeybgalaan caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhici doona 9-ka bishan oo ku beegan maalinta Khamiista ah.

Shirkaddaha bixiya adeega Internet ka ayaa sheegay in cilad guud ay soo wajahday saacado kooban.

Adeegga Interneetka cilladda ku timid oo aan la ogeyn waxa sababay ayaa saameyntiisa laga dareemay qaar ka mid ah waddamada Bariga Afrika.

Adeegga Internet-ka ayaa hadda shaqeynaya walina Shirkaddaha bixiyaa faahfaahin kama bixin I’m ciladii guud ahaan la xaliyay ama qeybo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here