HomeWarkiiAfgaanistaan ​​iyo Pakistan oo ku heshiiyay xabbad joojin 48 saacadood ah+SAWIRRO

Afgaanistaan ​​iyo Pakistan oo ku heshiiyay xabbad joojin 48 saacadood ah+SAWIRRO

Dalalka Afgaanistaan ​​iyo Pakistan ayaa la soo sheeayaa inay ku heshiiyeen xabbad joojin 48 saacadood ah ka dib isku dhacyo dhimasho iyo dhaawacba sababay oo ku dhex-maray xadka labada Dal.

Dowlada Afgaanistaan  ayaa ku amartay ciidankeeda inay ixtiraamaan xabbad joojinta labada maalmood ah, iyagoo sidoo kalana ka digay inay ka jawaabi doonaan haddii Pakistan ay jebiso heshiiska.

Ciidamada Milateriga ayaa malmihii ugu danbeeyay waxaa ka dhaxeyay dagaal ka bilowday duqeymo ka yimid dhanka Pakistan markii gudaha Afgaanistaan ku dileen sarkaal Daalibaan ka tirsan oo ay ku eedeeyeen inuu hore dhibaatooyin uga gaystay Pakistan.

Afgaanistaan oo ka jawaabaysay duqeymaha loo geystay Caasimadooda Kapul ayaa weerar toos ah ku qaaday ciidamada Pakistan ee xadka ka howlala iyagoona saacado kadin sheegtay inay ku dhawaad 60 askari ka dilen Pakistan.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -