HomeWarkiiAfhayeenka Booliska  oo goor dhaw shaaciyay in Dekada Xamar lagu qabtay Konteenarro...

Afhayeenka Booliska  oo goor dhaw shaaciyay in Dekada Xamar lagu qabtay Konteenarro ay ka ku jiraan maandooriye badan

Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay Dekadda Muqdisho ayaa ka warbixiyay maandooriye fara badan oo lagu qabtay xili ganacsi ahaan loo gelin rabay Magaalada.

Af-hayenka wuxuu xusay in Booliisku gacanta ku soo dhigeen Konteenarro ay ka ku jiraan waxyaabaha maanka dooriya.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka Afhayeenka:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -