Afhyeenka Aqalka Congreska mareykankan oo ka bed baadey isku dry dil.

Haweeneyda maamusha Aqalka Koongareska Dalka Mareykanka ee Nancy plosi ayaad ka bed baadey iskudey Dil oo waliba aad u halis ah sida ay sheegtey Hay,ada dhinaca Sirdoonka Mareykanka FBI.

Shirqoolkaan lala damacsanaa Haweeneydaas ayaa waxaa fulinrabey laba qof oo Dumar ah kuwaas oo mid kadib ah ay sheegtey in hadafkeeda ugu weyn uu ahaa in ay disho ms,

Plosi waxaa ay sabbtuna ku sheegtey in Haweeneyda ay aad u necebtahay madaxweynihii hore ee Mareykanka ee Trum.

Waxaa Turjumey C/wahaab Aadan C/raxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here