Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada uu ka qaban doono amniga Dalka madaama dib loo soo magacaabo islamarkaana si rasmi ah xilka uu ugala wareegay Sambaloolshe oo hore xilkaan u hayay.
“Waxaan muddaan siin doonaa sugidda Amniga Caasimada iyo fududeynta isku socodka shacabka Soomaaliyeed”.ayuu yiri Mahad Maxamed Salaad
Faahfaahinta hadalada Mahad Maxamed Salaad ka daawo muuqaalkaan:-
