HomeWarkiiAgaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  Mustafa Duhulow oo  kulan la yeeshay Safiirka...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  Mustafa Duhulow oo  kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  Mustafa Duhulow oo  kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley, iyo Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Dhaqaalaha, Matthew Younger.

Kulanka ayaa daarnaa  Maaraynta Amniga Xuduuddaha, Aqoonsiga baasaboorka Soomaaliyeed, Hirgelinta nidaamka cusub ee PISCES oo ay Maraykanku taageeraan, iyo Hirgelinta nidaamyada isku-xirka adeeg bixinta baasaboorka ee HSJ iyo NIRA iyo barnaamijyada lagu xoojinayo kobcinta awoodda iyo xirfadda shaqaalaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadd

Sidoo kale Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  Mustafa Duhulow ayaa waday dardar galinta Howlaha hor yaala Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda   Soomaaliya iyo Tayaynta Pasaporka Somaliga ah oo sanadihii la soo dhaafay Hoos u sii socday.

Office Nairobi Kenya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -