Qaaxii Caawa ka dhacay Maqaaxida Blue Sky ee Magaalada Muqdisho ayaa laga helayaa faahfaahino dheeraad ah .

wararka goor dhaw aan helnay ayaa sheegaya inuu u geeriyooday qaraxaasi Agaasimihii TV-ga Somali Cable C/fitaax Macalin Nuur Qeys.

Advertisement

Allaha u naxariistee Agaasimihii TV-ga Somali Cable ayaa la sheegay inuu ku sugnaa maqaaxida qaraxu ka dhacay tasoo keentay inuu ka mid noqdo dadka wax ku noqday.

WARARKA SOMALI CABLE TV IYO CABDIFITAAX MACALIN NUUR QEYS 20 09 2023 -  YouTube

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleMid ka mida Shaqaalaha Waaxda Dab-damiska oo caawa ka bad-baaday isku day dil
Next articleDowlada oo ka tacsiyeeysay Geerida Wariye C/fataax Qeys

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here