Ahlu Sunna Waljameeca oo goor dhawayd soo saartay Warbixinb ku aadan  dagaalkii shalay Bohol ku dhex maray ciidamada Galmudug iyo kuwa taabacsan culumada Ahlu Sunna.

Madaxda Ahlu Sunna ayaa sheegay in dagaal gardaro ah lagu soo qaaday deegaanka Bohol oo ah meel dagan, islamarkaana ay dagaalka soo qaadeen ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka.

Sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay in Ahlu Sunna aysan marnaba diyaar u aheyn daadinta dhiigga Muslimiinta isla markaasna iyaga lagu soo duulay ayna ku qasban yihiin inay is difaacaan.

Hoos ka Aqriso Qoraalka

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here