HomeWarkiiAjaanib Daacish ka tirsan oo lagu qabtay Buurah Cal-miskaad ee Puntland

Ajaanib Daacish ka tirsan oo lagu qabtay Buurah Cal-miskaad ee Puntland

CAL-MISKAAD (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo buuraha Cal-miskaad ee Gobolka Bari-Puntland ayaa sheegaya in ciidamada Daraawiishta Puntland ay qabteen laba dagaal yahan oo ka tirsan kooxda Daacish.
Labada Dagaalame ee la qabtay ayaa ah cadaan ajaanib ah kuwaasoo wali aaney Puntland sheegin dalka ama dalalka ay u kala dhasheen balse hay’adaha amaanka waxay xaqiijiyeen kaliya inay gacanta ku soo dhigeen.
Labadaani nin waxaa laga soo qabtay Buuraleyda Calmiskaad xili ay ku dhuumaaleysanayeen.
Saraakiisha Puntlan ugu qaabilsan la dagaalanka kooxda argagaxisada ah ee Daacisha ayaa lagu wadaa inay shir jaraa’id ku faahfaahiyaan ragaan dalalka ay u dhesheen iyo halka laga soo qabtay iyo waxay u qaabilsanaayeen kooxda Daacish.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 1 person
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -