Isxaaq Aadan Shuceyb (Cumraani ) ayaa Saaka isku Soo Dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed oo Fadhigeedu yahay Degaanka goof gaduud Buurey ee gobolka Bay Halkaasi oo farisan u ahan ururka 46-aad ee Qeybta 60aad.
Wuxuu Isaaq Tababar kusoo Qaatey Degmada jilib Ee Gobalka Jubada Dhaxe, sidoo kale waxay ugu yeeraan Jabhadaha ayuu katirsanaa mudo labo sano ah.
Advertisement
Isaaq ayaa ugu baaqay dhalinyaradii saaxiibada ay ahaayeen inay isaga soo tagaan khawaarijta.
XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA