Al-Shabaab oo duleedka Yaaqbari-weyne ku gubty laba gaari xamuul ahaa.

0

Wararka ka imaanaya  gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya  in dagaalamayaasha Al-Shabaab ay duleedka deegaanka Yaaqbari-weyne ku gubeen laba gaari xamuul ahaa.

Labada gaari oo sida la sheegay mid uu dhul siday kuna soo jeeday Muqdisho, midna ku sii jeeday deegaanka Yaaqbari-weyne ayaa waxaa dhex u galay koox la aaminsanyahay inay ka tirsantahay Al-Shabaab, kuwaas oo dab qabadsiiyay gaadiidka.

sidoo kale Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxdaasi ay jirdil u geysatay qaar ka mid ah dadkii watay gaadiidkaas, halka qaarna ay ka baxsadeen goobta, iyagoo ka baqaya inay waxyeello soo gaarto.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here