Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Alshabaab ay la Wareegeen deganka Badacweyne ee Gobolka Mudug.

Alshabaab ayaa shaaciyay in ay la wareegeen halkaas, ayaga oo si Nabad ah kula hadlaya dadka deegaanka.

Degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug oo muddo dheer ay ku dagaalamayeen ciidamada dowladda iyo dadka degaanka oo ka hortagaan Alshabaab ayaa la sheegay inay Jimcihii isaga baxeen ciidamadii dowladda, taasoo keentay inay si fudud ula wareegaan Alshabaab.

Sidoo kale Sawirrada Alshabaab ayaa waxaa ka muuqata inay maleeshiyada Alshabaab si buuxda ula wareegeen degaankaasi iyo xarumrhii maamulka Galmudug, ayna khudbad u jeediyeen dadkii ku haray halkaasi.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here