HomeCiyaarahaAlan Shearer oo magacaabay koox lama filaan ah oo uu kaga cabsanayo...

Alan Shearer oo magacaabay koox lama filaan ah oo uu kaga cabsanayo inay hanato Premier League xilli ciyaareed kaan.

XIGASHO LAACIB.NET

Weeraryahankii hore ee Newcastle United, Alan Shearer, ayaa sheegay in Aston Villa aysan ku sii jiri doonin tartanka horyaalka Premier League.Si kastaba ha ahaatee, Shearer wuxuu qiray in kooxda Unai Emery ay istaahilaan in lagu daro loollanka tartanka,maadaama boos sare ay ka joogaan miiska.

– Advertisement –

Villa oo xilli ciyaareedkan si xun ku bilaabatay, iyadoo ka soo kacday booska 18-aad, ayaa haatan ku jirta kaalinta saddexaad.Toddobaadkii hore ayay si weyn u yareeyeen farqiga ay kooxda hogaanka haysa kaga dambeeyeen, iyagoo 2-1 ku garaacay Arsenal oo marti u ahayd Villa Park.

Shearer, oo ka hadlayay barnaamijka The Rest is Football, ayaa yiri: “Anigu ma filayo inay ku guuleysan doonaan koobka, laakiin waa khasab in lagu daro loollanka tartanka.Uma maleynayo in orodkooda cajiibka ahi uu sii socon doono. Ma hubo… laakiin waa in laga hadlaa, sababta oo ah sida ay u ciyaarayaan, natiijooyinka ay helayaan iyo joogteynta ay muujiyeen.”

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -