HomeWarkiiLaba Alshabaab ka tirsanaa oo Saaka aroortii lagu fuliyay dil toogasho ah

Laba Alshabaab ka tirsanaa oo Saaka aroortii lagu fuliyay dil toogasho ah

Laba ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa maanta lagu fuliyay xukun dil ah oo hore ay ugu xukuntay Maxkamada ciidamada sida goor dhaw oo saaka ah lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia.
Labada Nin ee dilka lagu fuliyay waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Anas C/qaadir Cali Maxamuud (Salmaan) iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow kuwaasoo ka tirsanaa Alshabaab qeybtooda qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee gaadmada ah.
Eedeysanayaasha maanta tiirka la geeyay ee dilka lagu fuliyay waxay hore dilal uga geysteen Magaaladda Gaalkacyo qeybta Puntland.
Dilalka ay ka Puntland ka soo fuliyeen waxay si gaar ah ugu bartilmaameedsadeen haldooro bulshadda ka dhex muuqday  sida Odayaasha dhaqanka kuwooda nabada ka shaqeeya.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 2 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -