HomeWarkiiAlshabaab isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada ee Degmada Ceel-dheer

Alshabaab isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada ee Degmada Ceel-dheer

Sida goor dhaw aan ka soo xiganay  Warbaahinta Dowlada Somalia Cabdi Cali Cadaawe, oo ka mid ahaa horjoogayaasha maleeshiyada Khawaarijta, ayaa maanta isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kadib cadaadis xooggan oo lagu saaray goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen.

Cadaawe ayaa isu soo dhiibay geesiyaasha Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Ceel-dheer ee gobolka Galguduud.

Isu soo dhiibista horjoogahaan ayaa qayb ka ah firxadka sii kordhaya ee Khawaarijta, kadib howlgallo ballaaran oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka wadaan gobollada dalka, kuwaas oo lagu ciribtirayo kooxaha nabad-diidka ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -