HomeWarkiiAlshabaab isku soo dhiibay Maamulka Koofur-Galbeed+SAWIRRO

Alshabaab isku soo dhiibay Maamulka Koofur-Galbeed+SAWIRRO

Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay sedax xubnood oo ka tirsanaa kooxda khawaarijta, oo isku soo dhiibay Ciidanka.

Xubnaha isa soo dhiibay ayaa kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa dhinaca jabhadaha, waxayna ka sheekeeyeen sida ay Nabadiidku u caadeysteen boobka hantida shacabka, caruurta yar yar ee ay xoogga uga heystaan waalidiinta, iyo beenta ay ka sheegeen Diinteena suuban.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -