HomeWarkiiAlshabaab iyo ciidamada Itoobiya maxaa ku kala qabsaday Diinsoor

Alshabaab iyo ciidamada Itoobiya maxaa ku kala qabsaday Diinsoor

DOONSOOR (DAYNIILE.COM)- Dagaal yahanada Alshabaab ayaa la soo sheegayaa inay weerar cooggan ku qaadeen ciidanada Itoobiya ee fariisinka ku leh duleedka Magaalada Diinsoor ee Gobolka Bakool.

Is rasaaseyn xoog leh ayaa labada dhinac dhexmartay iyadoo dadka deegaanku maqlayeen hugunka madaafiicda yo daryanka rasaasta.

War laga helay dhanka saraakiisha Itoobiya ayay ku sheegeen inay iska caabiyeeb weerarka kooxda Alshabaab islamarkaana guulo ka gaareen.

Sidoo kale ciidamada Itoobiya oo ku jooga Somalia magaca howlgalka AUSSOM ayaa sidoo kale sheegtay inay ku raad joogaan kooxda weerarka soo qaaday oo ayvwadaan howlgalo iyaga ka dhanka ah.

Marka laga yimaado sheegashada Itoobiya ma jirto warar madax banaan ama mid aan ka helnay dhanka kooxda Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -