Dowlada Somalia ayaa soo bandhigay kooxo ka tirsan alshabaab oo lagu soo qabtay howlgal ciidamada Dowlada ay ka sameeyeen Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose.
Al-shabaabka la soo bandhigay oo afar ahaa ayaa  laga soo qabtay tuulada soomarey oo ciidamadu isku fara saareen dagaalamayaasha Alshabaab.
Ciidamada Dowlada kumaandooska danab waxaa garab ku siiyay howlgalkaan nabadsugida Maamulka Jubbaland ee Gurmad Qaran.
May be an image of 1 person, tree and grassMay be an image of 1 person and grassMay be an image of 1 person and treeMay be an image of 1 person and grass
Previous articleWafdi ka socda Dowlada India oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO
Next articleWasiirka arimaha gudaha oo shir la qaatay wafdiga India ka socda+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here