HomeWarkiiAlshabaab maanta isku soo dhiibay ciidamada amaanka ee Magaalada Muqdisho

Alshabaab maanta isku soo dhiibay ciidamada amaanka ee Magaalada Muqdisho

Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Maxamed Xuseen Maxamed, oo ka mid ahaa maleeshiyaadka arxanka daran ee Khawaarijta, ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Guutada 23-aad ee xasillinta amniga Caasimada, gaar ahaan Ururka 231-aad ee fadhigiisu yahay deegaanka Darmooleey oo u dhaxeeya gobolada Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe.
Maxamed ayaa sheegay in uu u adkaysan waayay dhiibaatada khawaarijta iyo ficiladooda xun, waxaana uu ugu baaqay horjoogyaasha iyo maleeshiyaadka ku haray maafiyadaas in ay iskaga soo tagaan.May be an image of 1 person and scarfMay be an image of 1 person
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -