HomeWarkiiAlshabaab oo qalab casri ah ka heleysa Xuutiyiinta Yemen iyo Mareykanka oo...

Alshabaab oo qalab casri ah ka heleysa Xuutiyiinta Yemen iyo Mareykanka oo ka digay.

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika loona yaqaan Africom ayaa ka dhawaajiyay qorshe Xuutiyiinta Yemen Alshabaab ku siinayaan tababaro taya leh iyo qalab Milateri oo casri ah.

Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Africom Jen.Anderson  ayaa daboolka ka qaaday in Kooda Xuutiyiinta yemen qorsheynayaan inay Somalia geeyaan nidaanka raadeerka  ee sheegaya diyaaradaha dagaalka marka ay hawada aagaasi soo galaan.

Sarkaalka Ameerikaanka wuxuu intaasi ku daray in raadeerka ay u isticmaali doonaan la socodka dhaq dhaqaaqyad maraakiibta caalamiga ah ee mareysa biyaha Somalia iyo guud ahaan biyaha gacanka cadmeed.

Deegaanada Alshabaab ay ka heystaan Somalia ayaa la doonayaa in si qarsoodi ah loo geeyo nidaamyadaasi raadeerka ah ,wararku waxay intaasi ku darayaan in Alshabaab iyo Xuutiyiintu sameysteen xiriir wanaagsan

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -