Al-shabaab ayaa gubay Ceelbiyoodyadii deegaanada Cadakibir iyo Maarsamage oo Galgagduud iyo Mudug ka kala tirsan (siday u kala horreeyaan)

Sidoo kale waxay qarxiyeen xarumihii Isgaarsiinta Cadakibir, waxaana Ateenadu ka go’antahay Degmada Baxdo.

Dhinaca kale kooxdan ayaa qarax ku baaba’shay xarumihii isgaarsiinta deegannadaas, xilli xalay diyaarado dagaal ay ku duqeeyeen tuulooyinkaas oo ay iskugu diyaarinayeen dagaal ay ku qaadaan degmada Baxdo.

Waxaa wali maqan anteenooyinka degmada Baxdo iyo deegaanka Cadakibir, lamana oga waxa xalay ka dib ka dhacay.

Sikastaba ha ahaate  wali wax faahfahin dheeri ah kama soo bixin dhinaca maamulka galmudug inkastoo deegaanada galgaduud beriyihi u dnabeeyey dadka deeganada ku dagaalamayeen ceel biyood iyado ay dhalisay khasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac iskugu jirto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here