Kooxda Al-Shabaab ayaa hoygiisa/guriggiisa kala baxay sarkaal horey uga mid ahaan jiray, kaasi oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda kana tirsanaa Hay’addaha Ammaanka.

Sarkaalka gurigiisa lagala baxay ayaa lagu magacaabaa Macalin Siciid Cabdullaahi Dilib Seerjito, waxa uuna deganaa guri ku yaalla degmada Dayniile.

Xoguhu waxa ay intaas ku darayaan in gelida guriggiisa uu yimid kaddib markii Maqas weyn ay ku jareen albaabka guriggiisa oo ahaa mid ka sameysan Jiingada loo garan ogyahay Bacweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here