HomeWarkiiAlshabaab oo saaka mar kale lagu weeraray xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha...

Alshabaab oo saaka mar kale lagu weeraray xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe

sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa mar kale saakay weerar culus ku qaaday goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan kooxaha Khawaarijta ah ee dhaca dhulka howdka ah ee soohdinta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Ciidamada weerarka qaaday ayaa ka baxay deegaanka Ceel-hareeri ee gobolka Hiiraan, waxaana cadowga Khawaarijta ah loogu galay goob ay isku uruursanayeen, halkaas oo hadda uu ka socdo dagaal culus, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka Hiiraan.

Maalmihii lasoo dhaafay howlgallo is dabajoog ah oo Ciidamada deegaanka iyo kuwa Qaranka ay ku baacsanayeen cadowga Khawaarijta ah ayaa lagu dilay dhagarqabayaal badan, iyadoo argagixisada laga xoreeyey deegaano muhiim ah.

May be an image of 4 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -