HomeWarkiiAlshabaab oo qiratay Sarkaalka NISA ay sheegtay inay ka dileen

Alshabaab oo qiratay Sarkaalka NISA ay sheegtay inay ka dileen

Kooxda Alshabaab ayaa si rasmi ah u qiratay jiritaanka War maanta ay shaacisay Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka oo ahaa in howlgal lagu dilay Sarkaal iyaga ka tirsanaa.

Alshabaab inkastoo ay qirteen in Sarkaal laga dilay laakiin waxay sheegeen in Mareykanku duqeyn  siyaaradeed ku dilay mana aysan soo hadal qaadin Dowlada Somalia.

Sirdoonka Somalia wuxuu sheegay in howlgalka ay iska kaashadeen Dowlada iyo saaxiibada Caalamka islamarkaana uu ka dhacay howlgalku duleedka  magaalada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe.

Kooxda Alshabaab warka ah soo saareen waxay ku sheegeen sarkaalka laga dilay lahu magacaabi jirey Maxamed Sahal oo magaciisa Is afgaraahadana uu ahaa Maxamed Saamax kasoo dhowr xilna soo qabtay madaxii Maaliyada Alshabaab iyo Madaxii Gobolka Sh.hoose ugh qaabilsanaa.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -