HomeWarkiiAlshsbabaa oo saaka weerar xooggan ku soo qaaday deegaan aad ugu dhaw...

Alshsbabaa oo saaka weerar xooggan ku soo qaaday deegaan aad ugu dhaw Baydhaba 

BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Baydhaba ee xarunta Maamulka Koofur-Galbeed ayaa sheegaya in saaka aroortii Alshabaab weerar xoogan ku soo qaadeen deegaan aad ugu dhaw Baydhaba oo lagu magacaaabo Burujeed.

Deegaankaan Burjeed wuxuu 20KM kaliya u jiraa Magaalada Baydhaba waxana saaka aroortii ka soo weerareen ilaa 4 jiho xili qorshahoodu ahaa inay qabsadaan.

Dagaal hubka nuucyadiisa kala duwan la isu adeegsadaty ayaa goobta ka dhacay i nkastoo khasaaraha ka dhashay aanan wa;li faahfaahin ka helin.

Saraakiil u hadashay ciidamada Maamulka Koofur-galbeed iyo kuwa Dowlada ayaa saxaafada la wadaagay inay alshabaab dagaalka ku jabiyeen islamarkaana ka hor istaageen qorshahooda oo ahaa inay qabsadaan.

Saraakiisha waxay sheegeen inay Alshabaab dib isaga riixeen dagaalamayaashii Alshabab ee duulaanka soo qaaday,sidoo kale saraakiisha waxay xuseen in meydadka Alshabaab-ka ay saaka dileen dhawaan ay soo bandhigi doonaan.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -