Amaan darada ka Jirta magaalada Muqdisho oo sababu ah sare u kaca Kiradaha Guryaha

0

Magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Soomaaliya Dadka ku Noolana kor u dhafayaan 3 Melyan ayaa hada u Muuqata in laga dareemaya Sara u kaca Kirada Guryaha iyadoona taa lagu sababeeyey Cabsida ka jirta magaalada

Inta badan Masuuliyiinta Dowlada ayaa dago Xaafada qaas ah oo is dhihi karaan Noloshiina waa ku bad baadsan kartaan

Xaafadaha ugu Qaalisan ayaa ah Howl wadaag qeybta u dhow Hoteel Wehliya ,Xamar weyne ,Waabari iyo Hodan Agagaarka Isgooska Taleex

Hadaba Qiimaha ayaa ah Filadii Xaafadahaasi 500 USD waxay ka kooban tahay 4 Qol halka magaalada Hargeysa Filadii ka kooban 6 Qol lagu kireeyo 250 Usd ah taa oo ka dhigeysa in Hargeysa oo Caasimad dad badan ku Nool yihiin Qiimahaas lagu Kireeyo loo sababeybaayo Amaanka ka Jira halkaa

Magaalada Muqdisho maaha Meel u Roon Dadka Dan yarta ah madaama Qofka uusan heli karin wax uu Noloshiisa ku mareeyo Noloshana ay tahay Mid Qaali ah oo Adag

Si kastaba ha ahatee Amni Xumada ka Jirta Muqdisho ayaa sabab u ah Kor u kaca Nolosha

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here