Amaanka magaalada Muqdisho oo Faraha ka baxay

0

Maal mahii u danbeeyey Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha ka sii baxaayo sababo la xariirinaayo Habac sanaanta Dhanka Amniga

Magalaada waxa ka dilaacay Burcad Xoogan kuwaa oo maalin Cad dadka ku dhaco

Laamaha Amniga ayaa u muuqda kuwa ku fashilmay dhanka Ambiga iyadoona Xaaladaa loo aaneynayo Qilaafka ka Dhex jiro Hogaanka Dalka

Xalay oo kaliya Dhowr Qof ayaa lagu Dilay Gobolka Banaadir kuwaa oo ay Dishay Burcad aan Heybtooda la garaneynin

Dadka Muqdisho ayaa Dhib Xoogan ku Qabo Ciidamo wato Hubka Dowlada kuwaa oo dhac ka geysta magalaada

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here