Amar uu bixiyay Cali Guudlaawe ayaa lagu xiray 34 qof, xarigooda waxaa laga joogaa 67 cesho, ilaa hadan ma jirto cid maxkamad soo taagtay.

Dadkaan waxey isugu jiraan waayeel iyo carruur waxayna qaarkood ku xanuunsan yihiin goob aan munaasib aheyn oo lagu xiray waxeyna dalbanayaan in maxkamad la horgeeyo si dambi loogu helo ama loogu waayo.

Axmed Faal oo aan weydiiyay waxa uu ii sheegay in dadkaas laga mashquulay markii fursad la helana loo soo jeesan dooni.

Tani, waa cadaaladii uu ballan qaaday Cali Guudlaawe waxeyna ceebtaas ku dhaceysa isaga, Axmed Faal iyo Qaasim Furdug. Dad inta la xirtay hadane la leeyahay waan ka mashquulnay waligeey ma arag ee ilaaheey umadaas ha u gargaaro.

Kuwa ku qanacsan cadaalad darradaan ee maamulka ku taageerayo waxaan u rajeynayaa in Alle soo hanuuniyo

Hussein Abdulle Mohamed

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here