Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa maanta qaaday talaabadii ugu horeysay oo uu u qaadayo fulinta amarkii Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ee ahaa in si degdeg ah wax looga qabto nadaafada iyo adeega xumida ka jirta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho
Wasiirka ayaa amray maanta in markii ugu horeysay shirkaduhu u tartamaan nadaafada garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho si loo helo shirkad sida ugu fiican uga shaqeysa nadaafada garoonka iyo guud ahaan adeega bulshada loo qabanayo.

Warqada Wasiirka ayaa sidan u qoran:-
