Wararka ka imaanaya Magaalada Dubai ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay xaflad SI WAYN loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen Danjirayayaasha caalamka u fadhiya magaalada Dubai.
Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Dowlada iskutaga Imaaraadka carabta, ayaa soomaaliya waxaa uga Qeyb galay Safiirka Somaliya u fadhiya UAE Ambassador Xuseen Cabdi Xalane.
Dib-u-noqoshada Danjirayaashu waa kulan heersare ah oo gaar ah kaas oo waxay isugu yeertay madaxda ergada dibadda ee Imaaraadka, iyadoo la kobcinayo macne, wadahadal, xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed, iyo xoojinta wada shaqeynta iyadoo ay hogaaminayaan shirwaynaha dawladaha aduunka (WGS), Daabacaadda sanadkan ayaa ballaarinaysa baaxaddeeda, iyadoo siinaysa safiirro qiimo lehfursadaha isku xidhka ee la-hawlgalayaasha WGS iyo xubnaha, furista wadooyin cusub oo iskaashi istiraatijiyadeed iyo wax-abuurid
xalal cusub oo lagu xaliyo caqabadaha maanta aduunka ugu daran” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay kulankaas.
Sidoo kale Ambassador Xuseen Cabdi Xalane. Ayaa uga mahad celiyay Dowlada UAE sida ay wada shaqaynta ula leedahay Dowlada Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud.
ABOUT THE AMBASSADORS RETREAT The Ambassadors Retreat is an exclusive high-level gathering that convenes heads of foreign missions to the UAE, fostering meaningful dialogue, strengthening diplomatic ties, and deepening engagement with the leadership of the World Governments Summit (WGS). This year’s edition expands its scope, offering ambassadors valuable networking opportunities with WGS partners and members – opening new avenues for strategic collaboration and the co-creation of innovative solutions to today’s most pressing global challenges.
The World Governments Summit Organization is a global, neutral, non-profit organization dedicated to shaping the future of governments. The Summit, in its various activities, explores the agenda of the next generation of governments, focusing on harnessing innovation and technology to solve universal challenges facing humanity

