Ammaanka Jowhar oo la adkeeyay xilli lagaaray Hirshabeelle

0

Wararka ka imaanaya Jowhar ayaa sheegaya in Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle,  ay saacadihii la soo dhaafay wadeen Howlgalo amaanka lagu Xaqiijinayo dhammaan xaafadaha ay ka koobantahay magaalada Jowhar.

Taliyaha saldhigga boliiska caasimadda Jowhar dhamme Maxamed Siyaad Cali “Canjeex” ayaa tilmaamay in xaafadaha magaalada iyo bannaankeeda ay ku leeyihiin xarumo laga sugo ammaanka ayna ka sameeyaan howlgalo joogto ah.

sidoo kale Howlgallada sare loogu qaadayo ammaanka ayaa waxey ku soo aadayaan xilli Jowhar ay ka socdaan ololaha doorashada baarlamaanka 2-aad ee Hirshabeelle, waxaa soo dhaweeyay shacabka ku nool caasimadda maamulkaas.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here