Amnesty “Mareykanu wuxuu duqeymo ku dilay rayid fara badan oo Soomaali ah” VIDEOW NEWS

Axad, November, 10 2019, Hay’adda caalamiga ah Amnesty International ayaa ku eedeysan taliska Donald Trump duqeymaha ay dayuuradahooda ka geysanayaan Soomaaliya, ee ay ku le’anayaan dadka rayidka ah.

Warbixin maqal iyo muuqaal ah, oo isugu jirto wareysi iyo xoogag kala duwan, oo uu baahiyey Taleefishinka Al-Jazeera, ayaa lagu soo bandhigay wareysiyo la la yeeshay dad Soomaali ah oo ku dhaawacmay iyo kuwa ay eheladooda ku dhinteen weerarada aan loo meel-dayin ee dayuuradaha Droner-ka ah ee Mareykanka gaysanayaan.

 

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064