ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada Adis-ababa qal qal amnigiisa lagu geliyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh taasoo ay ka danbeysay Dowlada itoobiya.

Madaxweynaha ayaa saaka isagoo u socday xarunta Midowga Afrika oo shir uu ka jirey waxaa dhacday in Ciidamo Itoobiyaan ah damceen inay raacaan gaariga qaaska ah ee Madaxweyne Xasan balse waxaa ka diiday ilaalo Soomaali ah oo uu hore u watay madaxweynaha.

Muran ayaa halkii ka bilowday taasoo dib u dhac u keentay Madaxweynaha shirkii uu ka qeybgeli lahaa.

Advertisement

Hadaba warbixintaan waxaa faah faahiyay wasiiru Dowlaha arimaha dibada Somalia oo la jooga Madaxweynaha.

Halkaan ka daawo ama ka dhageyso warbixinta wasiiru dowlaha:-

Previous articleBooliiska oo soo qabtay Haweneey ninkeeda gubtay
Next articleMadaxtooyada oo faahfaahisay isku deygii itoobiya rabtay inay Madaxweynaha kaga hor-istaagaan shirka 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here