Amniga Magaalada Muqdisho oo maalmahii u Danbeeyy Faraha ka sii Baxaayo

0

Magaalada Muqdisho oo ah Magaalada dadka ku Nolool muda 23 sano ka badan ku jiray Amni Xumo ayaa hada u Muuqata in mar kale Amni Daro laga Dareemaya

Magaalada ayaa hada waxaa ka Jira Cabsi Xoogan ka dib markii ay soo Baxeen Kooxo ku Hubeysan Bistoolada kuwaa oo maalin Cad Dadka ku dhacaayo

Maqribkii Marka la Gaaro ma jirta Moota Bajaaj ku qaadeysa xaafada Gubta ,Yaaqshiid ,Kaaraan iyo Huruwaa halkaa oo lagu Dhacaayo

Maxamed waxuu ka Yimid Dalka Dibadiisa waxuu ii sheegay in uu Xalay waayey Mooto Bajaaj geysa Xaafadiisa oo Gubta ah ka dib markii ka dib lgu war galiyey halista ka jirta halkaas

Moota Bajaajlayaasha ii sheegeen in halkaa lagu dhaco Bajaajada mana ku qaadi karo ayaa leygu Yiri

Kooxaha Dadka dhacaayo ayaa isagu Jira Askaro iyo Dad Shacab ah kuwaas oo Hubeysan

Waxaa kale Xoowli uga Socda Muqdiaho Dhaca Moobeelada iyo Laabtoogyada

Magaalada Muqdisho ayaa Xiligaan ku Jirta Kala Guur mana Jirta Masuuliyiinta Amniga in ay Xil iska saraan Amniga Guud ee Magalaada Muqdisho

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here