=Qore: Yahya Amir=
Sideedaba MOU ma ahan heshiis. Golaha Amanaka, UN, AU, EU EAC Arab league iyo Dastuurka Dalka, waxa ay qabaan Midnimadda Somalidu waa lama taabtaan.
Ethiopia waxa ay hadda ku sugan tahay marxaladii ugu xummeed Dhaxdeeda, sidoo kalena muuse Biixi, Ethiopia Shacabkeeda ayey ka sii jeedinee dhibka heyato.

Heshiis lala galayo Dowlad kale ma gali karaan Dowlad Gobaleed iyo Maamul ayna jirin Cid aqoonsan.

MoU-ga ayaaba lagu hurdisiinayaa Dadka Somali land, kuna qourno Aqoonsi.

Arintaan waxaa abaabulay Ethiopia oo ka xun heshiiskii Jabuti. Ethiopia oo gacan ka helee Dal Carbeed.

Qof kasta ayaa dareemi kara in Arinta lagu heshiiyay Shirkii Adis in ayana dheceeyn. Lakin Ethiopia ma jeclo in ay aragto Somalia iyo Sudaan oo xasilooniyo ka jirto, waxa ay u aragtaa khatarteed mustaqbalka.

Aiga iyo Abii Axmed Ninba himilo ayuu leeyahay, Anigu Allaah iyo Ummadda somaliyeed ayaa u kaashaa.Irid Alla oodu ma saarno. Adiga himiladeydu waa. (F.S:1aad)

Qore: Yahya Amir
May be an image of map and text that says "AFARIA Jabuuti Gulf of Berbera ETHIOPIA 100saa5o Diri Dhaba Courgaabe Boorama Hargeysa Burco Ethiopia Dhagaxbuur OROMIA THE GREẠT SOMALIA Qabri- Dahare Gaalkacyo Godey Dhuusamareeb Doglew sea Somali Beletweeyne Garbaharey Baydhabo Muqdisho Regional Capitals of the Greater Somali Republic Gaarisa National Capital Kenya KENYA Regional Capital (>500,0 000) Regional Capital >100 sea Somali Regional Capital (x100,000 COUNTRY"
Previous articleRa’iisulwasaare Xamze oo si kulul uga hadlay Damaca Itoobiya
Next articleShacabka Hargeysa oo dhigay dibad bax ay uga soo horjeedaan damaca Abi Axmed iyo Muse Biixi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here