Aqalaka Sare oo maanta Ansixiyey Xubin ka mid ah Gudiga Doorashooyinka Madaxbanaan

0

Golaha aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii 4-aad ee kalfadhiga 7-aad. ee golaha waxaana ajandaha maanta uu anaa ansixinta xubin ka mid nooneysa guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaran.

Kulanka maanta waxaa soo xaadiray 31-xubnood waxaana shir guddoominayay guddoomiyaha golaha aqalka saree e barlamaanka federaalka Soomaaliiya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyadoo ay ku wehlinayeen labadiisa ku xigeenka.

Ugu dambeyn dhammaan 31-ka xubnood ayaa cod akhlabiyad leh ku ansixiyay Xubinimada,Marwo Sacdiyo Shuuriye oo kamid Noqonaysa Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.

Xubintan cusub ayaa waxaa horey u soo ansixiyey Golaha shacabka baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

  

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here