GAROWE (DAYNIILE.COM)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka  Puntland C/irisaaq Axmed Siciioo ayaa shalay  Magaalada Garowe wuxuu ka furey aqoon iswaydaarsi ku saabsan shuruucda iyo wajibaadka sahqo ee Baarlamaanka.

Sidoo kale waxaa munaasabadaasi gudoomiyaha garbihiisa fadhiyay Guddoomiye ku-xigeenkiisa1-aad  Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad  Maxamed Maxamuud Ciise.

Advertisement

Aqoonka kororsigan waxaa qayb ka ahaa khuburo ku xeel-dheer shuruucda iyo shaqooyinka Baarlamaanka

Gudoomiyaha ayaa hore u balan qaaday inuu baarlamaanka u sameyn doono dadaal kasta oo lagu horumarin karo shaqada ay u hayaan shacahka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMadaxweynaha oo shir uga qeybgalay Dubai +SAWIRRO
Next articleYaa Dabaalahoo Duurka loo diraa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here